Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, ahaana duqii magaalada ee Muqdisho, Maxamuud A. Nuur (Tarsan) ayaa soo bandhigay arimo culus oo ku aadan sababaha keenay in xilka loga qaado.
Isagoo marti ku ahaa Barnaamijka Wicitaanka ee idaacadda VOA-da ayaa waxaa la waydiyay arimo aad xassaasi u ah oo ku aadan Caasimadda.
” arin aan ku soo talagay baa la iga hor istaagay taasi oo ah in caasimadda Soomaaliya ay lamid noqoto caasimadaha caalamka ” ayuu yiri tarsan.
Maxamuud A. Nuur (Tarsan) ayaa shacabka soomaaliyeed ee ku dhaqan caasimadda Ugu baaqay in aysan nidda ka ajabin oo ay marwalba diiradda saaraan hormarkooda qof walba oo loo keeno.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com