Shuruudo Fudud: Faadumo oo Guurdoon ah iyo Fursad Qiimo Badan

Thursday, March 20, 20140 comments

Gabadh guurwaxaa Fariin qiimo badan nasoo gaarsiisay Gabar Soomaaliyeed oo Guurdan ah waxayna hadalkeeda ku Bilaawday sidaan :)
salaanta islaamka ee qiimaha badan ka dib, waxan u mahad celinaya bahda aduun intaa ka dib waxan jecelahay in aad ii gudbisan codsigaygan
Magacaygu waa faadumo xasan,waxa aan ku noolahay magaalada hargeisa ee caasimada dalka somaliland,waxan ahay gabadh guurdoon ah tilmaamahayguna waa sidan

waxan ahay gabadh dheer oo cas oo dhuuban ilka cas,da’adaydu waxa ay u dhaxaysa 20 ilaa 30 jir,wax guura oo hore maan soomarin,waxan ahay gabadh aqoon diiniya iyo maadiyaba leh,aqoontayda maadiga ah waa ilaa heer jaamacadeed,wax barashadaydu waa caafimaad, imikana waxa aan ku shaqeeyaa waa iyada oo aan kaga shaqeeyo magaalada hargeisa.

qofka aan u baahanahay waa wiil leh astaamahan

1. wa inuu noqdaa qof diin leh oo daacad ah
2. waa inuu yahay qof aqoon maadiya ila heer jamacaded leh
3. waa inuu yahay nin maskaxiyan iyo jidh ahaanba fayow
4. waa inuu yahay nin dheer oo laf leh
5. waa in uu yahay nin reer somaliland ah
6. waa in uu yahay qof shaqaysta ama wax dhigashadiisa sii kordhisanaya oo arday ah
7. waa in aanu balwad lahayn noocay doonto ha ahaatee(jaad,sigaar………)
8. meesha uu aduunka ka jooga dhib malaha



HALKAAN DHAG SI LA XIRIIR FAADUMO








_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog