War Deg deg ah Sirtii Universal Tv: Baahiyey ee Laga Saaray Youtube & Qorshaha Dilkii Xaglotosiye, Waanu kaydinay ? (Daawo)

Monday, March 24, 20140 comments

Sidii aanu Goor hore Baahinaynay Barnaamijka faaliyaha ee Tv-ga Universal ayaa waxaa Lagu Sheegay Arimo Badan oo Xasasi Ah.

Barnaamijka ayaa waxaa Laga Saartay Barta Youtube-ka ee Tvga Universal kadib markii ay kasoo dhex baxday Sir Culus oo ku aadan Qaabka Wasiir Cukuse doonayey Inuu udilo Saleebaan Xaglotoosiye.

Hadaba waxaad Daawataan Muuqaalka oo Kooban Iyo Sirtii laga Saaray Youtube-ka aanu Kaydinay haatana Lasoo Bandhigay.



HALKAN KA DAAWO VIDEO







_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog