Daawo Facebook oo arin faa’iido leh ka sameynaya dhulka Soomaalida maxay tahay arintu?

Sunday, April 6, 20140 comments

Shirkadda Facebook ayaa qorsheeneysa in dhawaan ay hawada u dirto diyaaradaha duuliye la’aanta ah kuwaas oo dadka u sahlaaya in ay helaan Internet bilaash ah.

Facebook ayaa qorshahaan ugu talagashay in ay ka faa’iideytaan dadka ku nool dunida sadaxaad oo aan heysan wax Internet ah waxaana ka mid ah dalka Somalia.

Warbixintaa ayaa waxaa lagu shaaciyay qeybteeda ay ugu talagashay Facebook dhanka saxaafada waxa ayna cadeysay in goordhaw hawada laga doono diyaaradaan.

Sidoo kale Facebook ayaa qorshahaan waxa ay tartan kula gali doontaa Google oo iyadana qorshaan waday balse dib u dhac ayay la kulantay.

Shirkadda facebook ayaa waxaa ay tartan kula jirtaa shirkadda kale google tasoo sheegtay in ay internet siinayso dunida saddexaad, maadaam aysan  haysan internet kufilan.


RIIIX HALKAN KA DAAWO VIDEO QAABKA SHIRKADA WAX UQABAN DOONTO






_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog