Fiirso Ebid Duuliye-yaashii ama Pilot-kii ugu faraha badnaa Dunida oo Shirkad caan ah ka kala dhuuntay (Maxay rabaan Daawo Muuqaal+Warbixin) !!

Saturday, April 5, 20140 comments

Shirkada Diyaaradaha Lufthansa ee dalka Jarmalka ayaa waxaa la soo gudboonaatay dhibaato weyn oo aysan fileen ka dib markii dhamaan Diyaaradaheeda la waayay hal Duuliye ama Pilot oo kaxeeya rakaab aad u fara badan oo ku xayiran garoomada gudaha dalka Germany. 

Duuliye-yaashii Diyaaradahaan kaxeeyn lahaa ayaa sheegay inay dowlada ka codsadeen in mushaarka loogu daro 10% hadii kale aysan wax shaqo ah u qaban doonin Shirkada Diyaaradaha Lufthansa oo hoos tagta dowlada jarmalka. 

Rakaab badan oo ku xayiran gudaha dalka Germany ayaa waxa ay la´yihiin qaab ay uga dhoofaan garoomada dalkaas maadaama Diyaarado tiradooda lagu sheegay 3800-diyaaradood loo la yahay weli Duuliye ama Pilot kaxeeya . 



Halkaan ka Daawo Shirkada Diyaaradaha Lufthansa ee dalka Jarmalka oo Duuliye-yaashii ka kala dhuunteen








_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog