Fiirso Video: Reer Muqdisho oo dabaal Degaya & Warbaahinta Reer Galbeedka “New life into Mogadishu (Hido+Dhaqan)

Sunday, April 6, 20140 comments

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal siwayn usoo jiidatay Warbaahinta Reer Galbeedka kaasi oo Ah Ciyaaro Hido iyo dhaqan ah oo Lagu ciyaarayo Maagaalada Muqdisho.

Sidoo kale waxay ka hadlayaan Isbadalka haatan ka dhacay magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Somaliya, Iyagoona Amaanaya Nolasha Cusub iyo Isbedelka ku yimid,  Sidoo kal Shacabka oo Ciyaaraya HIDO iyo DHAQAN ayaa dareenkooda ka Warbixinaya.



HALKAN KA DAAWO VIDEO







_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog