Daawo: Kartoonka ugu Qosolka badan maslaxa Ciyaaraha kubada cagta: Messi, Xavi & Neymar oo koobka Champions League ka daawan doona..

Wednesday, April 16, 20140 comments

Muuqaal qosol badan oo Kartoon ah laguna cabiray xiddigaha Fc Barcelona ayaa laga sameeyay laacibiinta qaaliga ah ee ugu qatarsan kooxda Fc Barcelona kuwaas oo si fudud uga haray koobka horyaaalada Yurub ee UEFA Champions League.

Laacibiinta kooxda Fc Barcelona ee Kartoonkaan laga sameeyay ayaa waxaa ka mid ah Lionel Messi, Xavi Hernandez iyo Neymar Da Silva, waxeeyna koobka Champions League ka daawan doonaan Telefishinada Caalamka xili ay hilfaha isku qaadi doonaan kooxaha kala ah Real Madrid Vs Fc Bayern München iyo Atletico Madrid Vs Fc Chelsea .












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog