Daawo Muqaal Hooyo Qaati ka taagan Saqiirka Dunida ugu buuran , Yuu u dhashay waa imisa Kiilo

Sunday, April 13, 20140 comments

Hooyo u dhalatay dalka Colombia ayaa quus ka taagan qaadista ama xambaarista Wiilkeeda yar oo saaid u buurtay kaas oo iminka jabiyay iskoor caalami ah marka loo eego buurnaanta ama cayilka caruurta kale ee Caalamka ku nool . 

Wiilkaan yar oo lagu magacaabo Santiago waa 8-bilood jir wuxuuna miisaanka culaabta cayilkiisa sii marayaa isaga oo sidaas u yar 21 Kiilo-gramm. Hooyada dhashay wiilkaan yar oo qaaditaankiisa ka quusatay waxeey warbaahinta u sheegtay in si xun loo soo fiiriyo marka ay suuqa dhexdiisa xambaar san tahay wiilkeeda cayilka la bararay.



Halkaan ka Daawo Saqiirka heeysta Cayilka caruurta Caalamka oo la qaadi la´yahay








_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog