Fiirso Sawirada Sida ay u Soo Dhaweeyeyn Jaaliyadda Soomaaliyeed ee London Wasiirka Warfaafinta Dwladda Somaaliya

Sunday, April 13, 20140 comments

Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Ingiriiska gaar ahaan kuwa degan Magaalada London ayaa xaflad soo dhaweyn ah u sameeyay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo Maalmahan socdaal ku joogay Magaalada London, iyadoo xaflada ay ka soo qeybgaleen dad fara badan iyo mas’uuliyiin uu ka mid ahaa Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde).

Xafadda ayaa Caawa ahayd Mid siwanagsan loo soo Agaasimay Waxaana Khubado ka jeediyay Masuulyiinta sare ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Ingriiska iyo Qaar kartisan Masuuliyinta dowladda Soomaaliya waxayna Xafladda ku soo dhamaatay Jawi dagan oo Farxad ku dheehantahay








































_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog