Fiirso Leefida farjiga iyo dhuuqida xubinta ninka culimada maxay ka qabaan?

Wednesday, April 9, 20140 comments

Leefida siilka iyo dhuuqida guska ma jiri jirin waagii hore, sidaa daraadeed salafka kama hadlin mas'aladan, waxaa ugu horreyey qof tilmaamo leefidda farjiga caalim maaliki ah oo la dhaho Asbagh  (tafsiirka qurdubi) wuxuu yiri : ninka waxaa u bannaan inuu carrabkiisa ku leefo farjiga, culimada casrigan jooga way isku khilaafeen Sh. Saalax luxaydaan wuxuu yiri : siilka in la leefo ama guska la dhuuqo waa xaaraan wuxuuna ku tilmaamay inuu yahay falkaas xayawaan shaqadiisa, wuxuu kaloo yiri ninka iyo naagta marka ay kacsadan waxaa ka timaado madyi (kuulato) waana nijaas ruuxa ma garan karo marka ay ka imaanayaan biyahaas, marka haddii uu leefo ninka siilka ama naagta ay jiqdo guska waxaa afka u galaya najaaso marka waa xaaraan.


laakin Sh. Cali Jumca iyo Sh. Salmaan Cowda iyo Sh. Khaalid Cabdilmuncim Arrifaaci way baneeyeen inuu ninka  leefi karo naagtana dhuuqi karto waxay daliil ka dhigteen  nusuusta guud ahaan ku soo aroortay inuu ninka naagtiisa u bannaantahay wixii sharciga diiday mooyee.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog