Fiirso muqaalka:GARAAD Jaamac Garaad Cali Oo Qudbad adag Jeediyey dad badane soo jiidatay…

Thursday, April 3, 20140 comments

Dhawaan bay ahayd markii Garaadka Guud ee beesha Khaatumo Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac uu booqasho gaaban kuyimi wadanka Imaraadka, hadaba Garaadka ayaa intii uu joogay wadanka ayaa jaaliyada khaatumo shir balaadhan lagashay.

Hadaba dadwaynaha Khaatumo waxaan usoo gudbinanaa barnaamij kusaabsan shirkii garaadka guud lagalay jaaliyada imaaraadka iyo khudbadihii laga jeediyay munaasabadaas.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog