Fiirso nin soomaali oo sawiray gabar qaawan somali ah intuu maandooriye siiyay dalka maraykank

Thursday, April 3, 20140 comments

Nin ku nool dalka maraykanka oo gabar soomaali uu la socday ayaa siiyay kaniini daroogo ah kaddibna wuu sawiray iyadoo qaawan markaas ayuu ka iibinayay sawiradeeda oo qaaqaawan saaxiibadiisa, taasoo lala yaabay runtii gabadhaas oo dhib weyn kala kulantay dhacdadaas waxaa la rabaa gabdhaha inay ka fogaadaan nin kasta oo ka dalbanaya inuu meel u kaxayso ama la keli noqon raba waayo niman badan ayaa jira dantooda keliya ay tahay inay gabdhaha ku cayaaraan, marka hore waxay u muujiyaan jacayl been ah kaddib ayay ku kala soo firaynayaan















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog