Masuuliyiin, siyaasiyiin xildhibaano iyo ganacsato kasoo jeeda Gobolka banaadir ayaa bishii lasoo dhaafay ay xabsiga u taxaabeen ciidanka mabasugida dowlada. Masuuliyiintan ayaa markuu la qabanayey waxay ku guda jireen inay dhisaan maamul layiraahdo “Banaadir State” kaasoo noqon lahaa maamul goboleed uu yeesho Gobolak Banaadir.
Masuuliyiintan ayaa lasheegay inay ilaa iyo hada qaarkood kujiraan xabsi laguna haysto inay qas iyo amaan daro ka wadaan magaalada muqisho taasoo ah Caasimada qaranka.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com