Maxaad ka taqaanaa Ragga waxa ay jecelyihiin xiliga baashaalka sariirta -Dareenka nolosha

Thursday, April 3, 20140 comments

Sir ahyaan kuu haynaa ee naga qaado sirta  Dareenka ku wajahan hadii ad gabadhyahay doonaysid in aad ogaatid waxyaabaha ninkaagu jecelyahay xiliga Baashaalka sariirta:-

1- Xamaasad(Hamuun) ninka aad ayuu u jecel yahay in haweeneyda ay ahaato mid u kulul sameeynta kulanka , hana dareensiin in aad kulanka u sameyneyso isaga dartiis kaliya .
2- Khiyaao Cusub : ninka waxa uu jecel yahay in naagtiisa uu ka dareemo in ay diyaar u tahay in ay isku dayayso marba in hab cusub ay nolosha sariirta ula qeybsaneyso , isku soo duub muhiimada waxa ay tahay in haweeneyda soo hindisto dareemo cusub oo uu horay kaaga arag .

3- Amaan : inta badan waxaan aaminsanahay in haweeneyda kaliya tahay midda u baahan amaanta ee sidoo kale ninka waa uu jecel yahay ee u samee si gudashada shaqadiisa u ahaato mid aad u sareeysa ayay newbanaadir.com ku leedahay.

4- In Meelaha Ka Dhiman U Buuxiso : ninka waxa uu jecel yahay in haweeneyda ay ku tiraahdo oo ay u sheegto habka ay u dooneyso in ciyaarta u dhacdo newbanaadir.com waxa ay ku leedahay waa hubaal haddii aad hagto in arintaas uu kaaga mahad celinayo kana helayo dhiira gilin adna aad aad u macaansan doonto.

5- In Ay Isku Kalsoon Tahay : ninka aad ayuu u jecel yahay in haweeneyda ay isku kalsoon tahay xishood la`aan ay wax ula wadaagi karto ninka muhiimada waxa ay tahay ragga ma jecla in mugdi ay ku sameeyaan ciyaarta .

6- Ka Fikiridda Kulanka Sariirta : haweeneyda ka fikirta kulanka sariirta waxa ay si wacan u garaneysaa sida ay ninkeeda ugu farxad gilin karto sariirta , in aad u muujiso qaab xariifnimo ah in aad rabto in aad hawada wada gashaan xilli isaga oo daawasho Tv-ga ah ku jira , ugu dambeyn caqliga ayaa ah isha awoodda galmada.










_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog