DAAWO SAWIRADA: Wafdi ka socda Midowga Yurub oo lagu shiray Muqdisho

Tuesday, May 13, 20140 comments

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho General xasan Maxamed Xusen Muugaab Ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub gaar ahaan Qeybta Tababarka Siiya Ciidamada Soomalida.
Sidoo kale gudoomiyaha gobolka Banaadir iyo wafdiga ka socday midowga Yurub ayaa waxay ka wada hadleen Sida loo hormarin Karo tayada Ciidamada Soomalida iyo in ay yeeshaan wada shaqeyn dhab ah si loo gaaro hamiga ay higsaneyso Soomaliya.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ku amaanay kaalinta Mugga leh ay ka geystaan Midowga Yurub dalka Soomaliya Sidoo kalana waxay Duqa caasimada Ku amaaneen Sida howl karnimada lah oo uu mudda yar shaqada uu hayo u qabtay iyo isbadalka Siyaasadeed
oo uu  ka sameeyey. casimada muqdisho













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog