Madaxweyne Xasan Sheekh oo Caawa kusoo Laabtay Muqdisho Kana Hadlay Qaraxii Baydhabo

Tuesday, May 13, 20140 comments



Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo aaa caawa kusoo laabtay magaalada Muqdisho kadib safar uu xalay ku gaaray magaalada Kampaala. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde waxaa kusoo dhaweeyay R/wasaare C/wali Sheekh iyo qaarkamida golaha wasiirada xukuumada. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay qarixii maanta ka dhacay magaalada Baydhabo kaasi oo ku geeriyoodeen dad kor u dhaafaya ilaa 10 ruux. Madaxweynaha ayaa sheegay inuu ka xun yahay qaraxii ka dhacay Baydhabo waxuuna sheegay inuu eheladi ay dadka ka dhinteen uu uga tacsiyey nayo dhibkii soo gaaray. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu Kampaala uu kula soo kulmay madaxweynaha Ugandha Museveni ayna ka wada hadleen xiriirka labada dhinac iyo ciidamada Ugandha ee kusugan Soomaaliya 











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog