DEG-DEG:Suuqa Bakaaraha oo Laga Kala Cararay Kadib Markii....

Wednesday, May 14, 20140 comments


Suuqa Weyn ee Bakaaraha Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka taagan Jahwareer iyo Cabsi Xoogan ka dib markii Gaari Nooho ah oo Waxyaabaha Qarxa ay ku Xiran yihiin lagu cararay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.
Gaariga ayaa la sheegay in lagu Wadada Labaad ee Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho,waxaana Dadka Suuqa ku sugnaa Durbadiiba galay Cabsi ku aadan in Gaarigaasi uu halkaasi ku Qarxo.
Max’ed Cali Siyaad oo ka mid ah Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa hagenews.com u sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay Goobta soo gaareen islamarkaana Gaarigii ay Baaritaan ku hayaan.
Wali lama Helin Cida Wada tay Gaariga,waana Gaari Nooho ah oo aan La Hayn Sumad,ama Taarigo lagu Garto Gaadiidka.






_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog