Fiirso Soomaalida Sweden Oo Laga Farxiyay Kadib Markii……

Thursday, May 22, 20140 comments

Soomaalida ku nool dalka Sweden oo in badan ka cabanayay shaqo la’aan iyo noloshooda oo ku tiirsan qaadashada waxa loo yaqaan CEYRTA (kaalmada dadka waxba heysan)  ayaa haatan loo helay xal la sheegay inuu munaasib yahay, albaabkana u furi doono weji cusub oo nololeed.

Tilaabadan oo ah mid nooceedu ku cusub yahay Sweden ayaana ah in loo furay meel ay si fudud shaqooyin uga raadsan karaan, ayagoon nidaamka dalka ku wareerin.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog