Gabadha aad Guursan Rabto Hadii aad ku Aragto Lixdaan Qodob Ha Guursan Waa Musiibo.

Thursday, May 22, 20140 comments

Aduunka Dadka jooga qof walba waxaa uu jecelyahay in uu noqdo qof leh reer asag u gaar ah kaas uu ku nasto ama uu ku raaxeysto si uu oga nasto dhibaatadii soo gaartay xiligii uu u jiray reer la.aanta ama iskaabulada.

Hadaba markaad dooneyso in aad guursato gabar waxaa laga rabaa in aad meelo badan wax ka eegto si aadan ugu kabsoomin gabar aan ku qalmin ama dhibaato kale aad kala kulmi karto hadii aad guursato lana wadaato nolosha.

Waxaa jira qodobo la doonayo in aad iska eegto intaadan guursan hadii kale waxaad noqon dontaa qof la kulma caqabado kale duwan oo markii hore la xalin karay intaadan guursan ka hore.

Halkaan waxaan idin kugu soo gudbin donaa Lix qodob oo laga doonayo in aad iska fiiriso intaadan guursan ka hore.

1: Hadii aad ku aragto Balan ka Bax badan Ha Guursan Waa Musiibo.

Verdana, sans-serif;">2: Xiliga Shukansiga  Hadii aad ku Aragto Telfoono Badan oo Soo Dhacaya Ha guursan.

3: Markaad Gurigooda Tagto Hadii aad Argto Nadaafa Daro  ka leexo Waa Areebo.

4: Hadii aad Aragto iyadoo Waaridka ku Af Celineysay Ka Leexo Waa Caasi waalideyn.

5: Hadii ay ku weydiso Lacag Xiliga Shukansiga Dhowr mar Waa Mid aan u Wanagsaneyn Dhaqalaha Qoys ee Mustaqbalka ka Leexo.

6: Hadii aad ku aragto Salaad La,aan ka Leexo Reerka aad Dhiso doonto uma Wanagsana iyo Caruurta ay ku dhali doonto.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog