Hambalyo Aroos Wacan,Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Ku socota Boqorka Xussen Maxamud Cawale Iyo Boqooradda Fartuun Cabdi Cilmi

Saturday, May 10, 20140 comments

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
waxaa hambalyo aan la soo koobi karayn halkan uga diraynaa boqorka iyo boqorada oo kala ah boqorka Xussen Maxamud Cawale iyo boqorada Fartuun Cabdi Cilmi waxaanu leenahay noqda labadii isku waara ubad khayr qaba kala hela ifkana farxad ku noolaada waxaanu ku ducaynaynaa ducadii rasuulka ee ahayd barika laahu laka wa baarika calakum wa jamac beynakum bil khayar





WARDHIIGLEEY 4 LIFE








_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog