Soomaali Caawa Laga Raafay Adis Ababa”Howl Galo Lagu baacsanaayo

Tuesday, May 13, 20140 comments

Kadib Qadar yar kahor waxa Ciidamada Amaanka Dalka Itoobiya HOwl galo xoogan ay kabilaabayn Xaafada soomaalida kadegantahay Itoobiya ee Boola makaa iil kasoo lasheegay in soomaali Farabadan halkaasi laga qab qabtay.
Goobaha soomaalida isugu timaado ee xaafadaasi kuyaalo ayaa lasheegay in mar qura Ciidamada kabilaabayn howl galo xoogan ayadoo dhamaan dadkii ku daad gureeyay Gawaarida waa weyn ee adeygsadaan Ciidamada Fedaraalka Itoobiya.
Soomaalida kunool Adis ababa ayaa lasheegay in caawa soo wajahday cabsi xoogan ayadoo laga baqdin qabo in howl galka kusii fidan Dhamaan xaafadaha soomaalida halkaasi kadegantahay.
Ugu Danbeyntii howl galkaan ayaa kusoo beegmaayo xili Dowlada Kenya howl galo xoogan ku qab qabatay soomaali Dalkeyda Maciin biday halka kuwa kale xabsiyada Dalkeyda weli baaqi kuyihiin.
Wixii kusoo kordha kala soco www.newbanaadir.com, insha allaah











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog