top news,Magacyada iyo Qabiilada ay kasoo jeedaan Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir (aqriso)

Wednesday, May 14, 20140 comments

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa dhameestiray isbadalka lagu sameenayay Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir iyadoona maalin kahor xilka uu la wareegay Gudoomiyihii ugu dambeeyay ee ka harsanaa 16-ka Degmo .

Hadaba waxaan halkan idinkugu soo gudbin doonaa sida ay u kala qaateen Degmooyinka Qabaa’ilada loo tiriyo Gobolka Banaadir iyo Magacyada Gudoomiyaasha Cusub ee Degmooyinka Gobolka Banaadir

Halkan ka Aqriso Magacyada iyo Qabiilada Gudoomiyaasha

1-Axmed Xasan Yalaow Degmada–Kaaraan (Abgaal)

2- C/fataax Nuur Cali Degmada Shibis (Abgaal)

3-Cismaan Maxamed Cadaawe Degmada Yaqshiid (Abgaal)

4- Qaasim Cabdullahi Xasan . Degmada Boondheere (Abgaal)

5-Aadan Maxamed Cumar Degmada Dharkeenley (Abgaal)

6- Axmed Cabdulle Afrax Degmada Wadajir (Abgaal)

7-Cismaan Muxudiin Cali Degmada Cabdi Casiis (Abga

8-Axmed Cusmaan Dhoore Degmada Xamar Jajab (Habar Gidir)

9-Yaasiin Nuur Ciise Degmada Wardhiigley (Habar Gidir)

10- C/Qaadir Cali Kulane Degmada Hodan (Habar Gidir)

11- Maxamed Axmed Xaashi. Degmada Hiliwaa (Duduble)


12- Ciise Maxamuud Guure Degmada Dayniile (Murusade)

13- Axmed Nuur Cabdi Siyaad Degmada Howl-wadaag(Murusade)

14-C/Qaadir Maxamed C/Qaadir (Carab) Degmada Xamar weyne (Reer Xamar)

15- Saciid Cabdi Qaadir Saciid Degmada Shangaani (Reer Xamar)

16-Maxamed Muumin Maxamed Gudoomiyaha Degmada Waabari (Xawaadle


qoraa daadir gaduudow......








_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog