Ciyariyamka qaranka Ivory Coast da,diiso tahay 25 jirka ayaa si fican ula qabsaday xilligiisa ugu horeysay oo ka ciyaaro horyalka weyn PFA da .
Swansea ayaa la shegayaa inay ku soo qaateen £12million ka dib marki ay ka so qaateen kooxda wadanka holland Vitesse Arnhem sanadki la so dhafay .
Asigoo u dhaliyay 25 goal kooxda Swansea waxuna ka mid noqday 16 gool dhaliyal ee horyalka PFA
tasoo ku jirto kulankii ahaa ciyarta Arsenal tasoo la geleen 2-2 ay ka dhacaysay garonka Emirates ee kooxda Arsenal inkastoo kooxda ka soo jeeda wadanka welsh ayagoo ka badbaday heerka labaad
Bony ayaa imaday sanadki la so dhafay england asigoo wata laacibka ugu fican ee holland taas oo u dhaliyay 31 gool una ciyaray 30 kulan
qoraa Slahver
18/May/2014
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com