Xildhibaano ka baxsaday Weerarkii xarunta Golaha Shacabka oo Madaxtooyada Socod ku galaya(Daawo Sawirad)

Saturday, May 24, 20140 comments

Xildhibaanada Baaramaanka Soomaaliya ee manta soo xaadiray fadhigii ay kulahaayeen Xaunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa marqura ku kala cararay xaruntaasi, kadib markii kooxo katirsan Al-Shabaab xaruntaasi kusoo weerareen qaraxyo iyo Weerar toos ah.

Xildhibaanada ayaa intooda badan ka baxay ilbaabka dambe ee xarunta golaha Shacabka , waxaa sidoo kale xildhibaanada qaarkood ka boodeen darbiga xarunta golaha Shacabka si ay uga badbaadaan Xubno katirsan Al-Shabaab oo xiligaa gudaha u soogalay xarunta Golaha Shacabka.

Wariyaal kusugnaa Xarunta Golaha shacabka xiliga uu weerarku bilaabanayay ayaa sheegay in Xildhibaanada iyaga oo baxsanaya oo cagtooda maalaya ay orod ku galeen Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya si ay halkaasi ugu bad baadaan, waxaa sidoo kale goobta ka cararay oo qaarkood la arkayay gabdhoiyo Wiilal wariyaal ahaa oo xarunta kusugnaa.

Qaar kamid ah Xildhibaanada ayaa layaab ku tilmaamay weerarka lagu soo qaaday xarunta golaha Shacabka, waxa ayna iska warsanayeen iyaga oo lugeenaya sida ay noloshooda halista u gashay iyo xaalada adage e sugeysa in ay kusii shaqeeyaan.


Unfortunate Diaspora Africa during the attack, said lawmakers started their escape and cagtooda maalaya they run into the Presidential Palace Villa Somalia, where the sea partner, is also running from the scene and saw some boys gabdhoiyo reporting of the Diaspora. 

Some Lawmakers surprising pointed at








_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog