Daawo Barnaamijka Arrimaha Bulshada ee ka baxa TVga Caalimaga Universal oo u dabaal-degaya sanad guuradii 5aad

Saturday, June 7, 20140 comments

Maalinta Sabtida ee taariikhdu ku beegan tahay 7da bisha June 2014ka ayaa waxaa loo dabaal-degayaa sanad guuradii 5aad ee ka soo wareegtay markii la bilaabay barnaamijka Arrimaha Bulshada ee ka baxa TVga Universal. 

Dabaal-dega ayaa si toos ah looga daawan doono TVga Universal marka ay tahay 10:00pm fiidnimo ee waqtiga UK ahna 12:00am habeenimo ee Geeska Afrika. 

Waxaana barnaamijka ka qeyb qaadan doona qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed oo kala jooga Qaaraddaha Adduunka ee kala soco: www.tvuniversal.net 

Waxa aad fadlan nala wadaagtaa wixii fikir iyo fariin ah oo aad ku soo diri kartid Iimeelkeena: a.hafid@tvuniversal.net ama FACEBOOK: Arrimaha Bulshada ee sidaas iyo xiriir wacan, INSHA'ALLAH. Mahadsanidiin

Abdihafid Mahamud Jama
London-Uk












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog