Daawo Ciidamada Ciraaq oo Markooda Baasuukeyaal iyo dhuunta Shilkaha soo qaatay & Dagaalka ka socda Tikrit

Sunday, June 29, 20140 comments

Ciidamada Milatariga dalka Ciraaq iyo kuwa Booliiskaba ayaa waxaa loo soo qeeybiyay Qoriga garabka laga tuuro ee Baasuukaha loo yaqaan iyo Dhuunta Shilkaha oo inta badan la saarto gawaarida Tiknikada ah. Hubkaan cusub ayaa qeeyb ka ah dagaal rogaal celin ah oo lagu qaaday maleeshiyaadka ururka ISIL oo ka tirsan Al Qaacida.

Maleeshiyaadka ISIL oo markii hore ciidamada Milatariga Ciraaq ku soo jabiyay hub nuucaan ah waxaa iminka laga hor istaagay inay ku soo dhawaadaan magaalada Baqdaad ee caasimada dalka Ciraaq. Dad badan oo shacab ah ayaa loo qeeybiyay dharka ciidamada Milatariga dalka Ciraaq si ay uga hor tagaan ama ula dagaalamaan Maleeshiyaadka ururka ISIL.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog