Gabar uu dhalay Madaxweyne Xasan Sheekh oo Caawo Wacdaro ka sameyey Madaxtooyada (Daawo Sawirada)

Sunday, June 29, 20140 comments

Kulankan qada sharafta ah oo Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro Cumar Xasan ay u sameysay haweenka Soomaaliyeed ee ka kala socoday gobolada dalka kuwaasi oo dhawaan ka qeyb galay shirkii looga hadlayay dowrka haweenka ay ku leeyihiin hogaanka iyo siyaasadda dalka ayaa maanta ka dhacay Muqdisho.

Mudadii kulanka qadada uu socday haweenkii ay caasuumaada u fidisay Marwo Sahro Cumar waxa ay goobta ku soo bandhigeen suugaan ka tarjumaysa dhiiro gelinta horumarka haweenka Soomaaliyeed.

Intaasi kadib ayaa waxaa goobtaasi ka hadlay qaar ka mid ah hawenkii ka socoday gobolada dalka oo ka kala yimid magaalooyinka Baydhabo, Kismaayo, Gaalkacyo Geroowe iyo deegaano kale oo ka tirsan gobolada dalka.



























_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog