Daawo: Gabdhaha Somalida oo 3 Qodob Badsada,,Good Lesson

Monday, June 23, 20140 comments

3 sadex qodob oo dumarka Badsadaan.ARRWEELLO WAXAA LA SHEEGAA IN AY AY EHEED MARWO KA KA QEYB QAADATAY CAQLI CELINTA DUMARKA SOMALIYED

Mar ay Arrweeello la dardaarmeesay hablaha somaliyeeed waxaa laga hayaa iney dhahday dumaroooow 3badiya 3daxna ku dara 3dax ayaad dhaxleeysaaane 1.shukaaansi badiya xishoodna ku dara(inaad jeesjeesato afkana marada saarato) gabadhan waa wadaad oo maba hadasho ayaad dhaxleeysaane.

2.Raashin cunoow badiya luuqa inaad lagashaana ku dara gabadhan gaajo ayey isku dishay ayaad dhaxleesaaaane…kKKK Qodobkan waa iga Qosliyey Walaahi.

3.dulmiga badiya ooyintana ku dara gabadhan waa laga gardaranyahay ayaad dhaxleeeysaaane dardaaaaaranki Arrweeelo mala dhihi karaaa wuu hirgalay maadaama aan aragno inta badan dumarkeeena ineeey leeeyihiiin 3 da sadexda qodob
















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog