Warbaahinta ayaa heshay Dukumiinti cadeeynaya Sooyaalka xukunka Gobolka Shabeeladda hoose iyo madaxdii laga soo doortay .
Dukumiintigaan wuxuu cadeeynayaa Xildhibaanadii laga soo doortay Shabeeladda hoose iyo madaxdii loo doortay maamulka gobolkaas intii u dhaxeysay 1953 ilaa 1969-kii.
Dukumiintigaan muhiimkaa wuxuu meesha ka saarayaa sheegashooyinkii been abuurka ee beesha Biyamaal ku damaacisay gobolka .
Su-aasha beesha Biyamaal looga baahan yahay waxay tahay HADII AY GOBOLKA DEGAAN XAGEE JIREEN DOORASHOOYINKII DOWLADAHA HOOSE IYO BAARLAMAANKA 1953 ILAA 1969-KII MAXAA YEELAY MA AHEYN KU SHUBASHO,WAXAANA DHICI JIRAY DOORASHO QOFKASTA CODKIISA XOR U YAHAY.
Qofkasta oo Somalia waa inuu sedexdaan bog ee Sooyaalka ama Taariikhda Shabeeladda hoose akhriyo,waxaana ku hor qoran qofkasta oo xil ka soo qabtay gobolkaas -magaciisa oo sedexan iyo qabiilka uu ka soo jeedo.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com