Daawo Sawirada Meydadka Ragii xalay weeraray Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya oo lasoo bandhigay

Wednesday, July 9, 20140 comments

Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay in xoogagii hubeesnaa ee xalay Weeraray Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ay gaarayeen ilaa afar dagaal yahan kuwaa oo Sadax kamid ah la dilay halka mid kalana isaga oo dhaawac ah ay qabteen Ciidamada Dowlada.

Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya waxaa saakay lagu arkay oo yaalay meydadka Sadax nin ooku labisnaa Dareeska Ciidanka Milatariga Soomaaliya kuwaa oo la sheegay in ay ahaayeen xoogagii xalay weerarka ku qaaday Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog