Daawo Yahuuda oo diiday in lagu tukado Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa, intaas ka dib Maxaa dhacay

Monday, July 21, 20140 comments

Ciidamada Yahuuda ee dalka Israiil ayaa weli ku soo qul qulaya Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa oo ku yaala magaalada Jerusalem . 
Ciidamadaan oo aad u hubeeysan waxeey diideen in lagu Tukado Masjidka weyn ee Al-Aqsa kuwaas oo sharci cusub oo ay soo rogeen ku sheegay in gudaha Masjidkaas loo ogol yahay kaliyah raga ka weyn 50-sano jirka.

Shacab badan oo reer Falastiin ah kana carooday dhaqan xumada askarta Yahuuda ayaa waxeey bilaabeen inay si toos ah Salaadaha ugu hor tukadaan Masjidka weyn ee Al-Aqsa kuwaas oo wax cabsi ah ka qabin ciidamada Yahuuda ee isbaarada dhigtay Masjidka barakeysan ee Al-Aqsa hortiisa.







_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog