Waxaanu Halkan idiinku Soo Gudbinaynaa Muuqaal Qosol Badan oo Lagu Wareystay Siyaasi Ku Caan Baxay Isku Dirka Iyo Qabyaalada Iskuna Diray Laba Habrood oo Ayeeyooyinkiis Ah.
Inta Uu Barnaamijku Socda Ayaa Siyaasigan Magaciisa Qariyey Waxaa Lagu Weydiinaya Su,Aalo Qosol Badan Waxaana Halmar Soo Galaysa Barnaamijka Islaantii Ninka Isiyaasigaa. ”Hadaba Waxaa Goobta lagu Wareysanayey Ninka Siyaasigaa Ka Dhacay Nala Daawo Hadaa Qosli Doone”.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com