Dowladaha reer galbeedka oo furay Xarumo qaliinka iyo daaweynta Xeywaanadka lagu sameeyo (Daawo Sawirada)

Thursday, July 31, 20140 comments

Halkaan ka daawo Sawiro ka turjumayo Horumarka uu Caalamka ku talaabsaday, taasi oo noqoneyso daaweynta Xeywaanaadka dad cunka Sida Libaaxa, Waraabaha, Shabeelka, Masaska, Danyeerada iyo Bisadaha, waxaana loo dabiibayaa sida Bani’aadamka iyadoona la marinaayo Scan gabi ahaan Jirka.

Horumarka daaweynta Xeywaanaadkaasi ayaa waxaa u badan wadamo ay kamid yihiin Mareykan, Britain, Faransiis-ka iyo wadamo kale oo iyaguna xiligaani ku jira baroobeynta daaweynta Xeywaanaadkaasi dad cunka ah.

Xeywaanada la dabiibaayo ayaa waxa ay leeyihiin xuquuq u dhiganta kan dadka bani’aadamka, waxaana la sheegayaa inay leeyihiin xarumo caafimaad iyo kuwo gaar ah oo lagu xanaaneeyo.

























_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog