Waxaanu Halkan idiinku Soo Gudbaynaa Flim Cusub oo Dhowaan Soo Bixi Doona Waxaana Idiin Soo Saaray Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed Ee Eastleigh-wood.
Film-kan oo La Magac Baxay Mistaken Ayaa Ah Mid Siweyn Looga Soo Shaqeeyey Isla Markaana Loo Soo Saaray Sida Flimaanta Caalamka oo Kale.
Hadaba Waxaa La Shaaciyey Hordhaca Film-ka Mistaken Waxaana ku Jira Qeybo Kala Duwan oo xiiso Badan Nala Daawo Adaa yaabi Doone.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com