Warar Aay Heshay Warbaahinta sheegenews ayaa sheegaya in La jirdilay Guud ahaan Fanaaniintii ka qeyb qaadatay barnaamijkii ciida ee talafeshinka Qaranka soomaaliya SNTV oo ahrgeysa si qarsoodi ah loogu soo qabtay.
Maxamed Bk iyo Nimcaan hilaac iyo Yurub geenyo ayaa warar sheegayaan in Saacado laxiray iyadoona Xoog ciidamo aay ku kaxeeyeen .
Ciidamada ayaa waxaa aay Qaar kamid ah fanaaniinto jirdil u geesteen markee aay is hadal dhafeen warar ayaa tibaaxay in nimcaan hilaah iyo BK la jirdilay oo aay dileen ciidamo gaar ah ee uu soo diray M/weyne Siilaanyo.
Abwaanka ahna hogaamiyaah Kooxda Xidiga geeska ayaa lagu amray in aay Raali galin bixiyaan qaladkii aay galeen iyo wareysigii aay siiyeen TV qaranka soomaaliya SNTV.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com