Waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa muuqaal horudhac u ah hees dhawaan soo bixi doonta oo magaceeda la yiraahdo Samir
Hees ayaa waxaa qaadaysa gabar lagu magacaabo Faiza ( Fihana Fablous ). Gabadhaan ayaa saacado kahor soo shaacisay muuqaalkeeda quruxda badan eey uga mid ahaanayso fanka Soomaaliyed oo iminka noqonaya mid cidii waliba eeysan jirin xuduud ka celisa.
Gabadhaan ayaa ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool dalka South Africa.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com