Fiirso Muuqaalka Diyaarado Dagaal oo Dowlada Iiraan siiyay Ciraaq si ay isaga Difaacdo Xoogaga Islaamiyiinta ah

Friday, July 4, 20140 comments

Iiraan ayaa Diyaarado dagaal waxa ay ugu deeqday Dowlada Ciraaq si ay isaga Difaacdo Kooxaha Islaamiyiinta Sunniga u badan ee la wareegay Magaalooyin badan oo horey gacanta ugu heysay Dwlada uu Hogaamiyo Nuuri Al-Maaliki.

Diyaaradaha Dagaalka ee Dowlada Iiraan Siisay Ciraaq ayaa uga gon leh in ay ku caawiso Ciidamada Cirka Ciraaq si ay isaga Difaacaan Xoogaga Islaamiyiinta ee ku haminaya in ay la wareegaan Magaalada Bagdaad iyo Magaalooyin kale ay ku badan yihiin dadka Shiicada ah oo hada gacanta ugu jira Dowlada Dalkaasi.

Dowlada Ruushka ayaa maalmo kahor iyana shaacisay in Dowlada uu Hogamaiyo Nuuri Al-Maaliki in ay siisay Diyaarado Dagaal oo gacan ka geesanaya kahor taga duulaanka Xoogaga Islamaiyiinta ee u badan Mintidiid Sunni ah.










_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog