Dhacdadan ayaa waxa ugu magac darnay jaceylkii dhimashada,waxaana ay ku saabsan tahay wiil xanuun jaceyl aawadi Ifka uga tagay ka gadaal daadka caashaqada oo caburiyay.
Wiilkan Oo ku noolaa gobolka Bay ee dalka soomaaliya ayaa u geeriyoodey jaceyl dartiis markii ay qabsatay arin xanuun badan oo ku saabsan jaceylkii uu u qaaday gabadh reer Bay ah.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com