Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Muuqaalka Shirka Jaraa’id ee caawa uu ku qabtay xarunta Madaxtooyada Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Halkaan Ka Daawo Shirka Jaraa’id Ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uu Caawa Qabtay
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com