VIDEO YAAB LEH:Hargaysa Oo laga Furay School lagu barto Qabiilka Iyo tarikhda Beesha M/weyne Siilaanyo

Wednesday, August 6, 20140 comments

Dad Badan oo Reer Somaliland ah ayaa waxaa aay aad ula yaaben markii aay daawadeen muuqaalka sheegenes soo gubdiyay ee ah iskool laga furay HARGEYSA oo Lagu barto Qabyaalada iyo Beesha isaaq ee deeganada somaliland .

Sida aay dad goobjooga yaal ah u Sheegeen Sheegenews xafiiskiisa hargeysa waxaa la furay Bishaan Gudaheeda iskool lagu barto qabyaaalada iyo beesha isaaq waxaana dhawan lagu wada in aay kasoo baxan arday taqaana tariikhda iyo dadkii usoo halgamay beesha isaaqa qaasatan Cida SIILAANYO kasoo jeeda.
M/weynah Siilaanyo ayaa waxaa aay Wararku sheegayaan in uu Bixiyay Dhaqaalaha iskuul kaasi lagu furay iyo Mushaaraadka Macalimiinta iskoolka Hargeysa ee Haqyaalada iyo Qabiilka isaaq.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog