Hodon Oo Dhawaan Meherkoodu Dhacay Maraykanka ayaa Shalaayto Ka Tagan Labis Ay Xeratay Habeenkii Happy New Year 2014
Gabadhan oo Habeenkaasi Soo Xeratay Labis Si weyn u Muujinayay jirkeeda ayaa Habeenkaasi Warbaahinta Si weyn u Baahsay Waxa uuna Labiskaasi Xaaladiisa Soo Cusboonaatay Xili Fanaanadu Marwo Noqotay
Reerka uu ka so jeedi saygeeda Maxamed Alta Ayaa Dalbaday In Muuqaalka Laga Saaro Youtub ka Ka Hor Arooska Wiilkooda Aroosayo Fanaanada Hodan Abdiraxmaan.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com