Video Laba fanaan Oo is dhalay misna tartamaya -Daawo

Wednesday, August 6, 20140 comments

Fanaaniinta  Kala  ah  Maama  Aamina  Abdullaahi  Iyo Gabadheeda  Hodan Abdiraxmaan  Ayaa  Ku Tartamay Mid  Ka Mid  ah  Heesaha  Qaraamiga  ah
Hooyo Aamina ayaa heesta ay ugu jecleed waxa ay hayd Heesta Daruuraha waxaana aad u bareejeeyay gabadheeda oo ay isku cod noqdeen.

Hadaba Muuqaalka heesta tartanka ah ayaa aad usoo jidatay Kumanaan soomaali ah oo daawaday Hooyada iyo gabadheeda oo wada fanaaniin ah misna tartamaya.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog