Daawo Mucjiso Nin soomaali ah arkay Oo farxad galisay Malaayiin qof

Wednesday, August 6, 20140 comments

Qisadani waa mid mucjiso cajiib badan xambaarsan isla markaana wargeysyada carabta ugu caansan ay wax ka qoreen, kadib markii nin Somali ah ay mucjiso aad u weyn oo Rabbaani ahi ku qabsatey Magaalada barakeysan ee Makkah gaar ahaana xili uu ku sugnaa Kacbada isagoo xajinayey.

Waxaa xusid mudan in qisadani tahay mid dhacdey muddo ka hor, balse aan jecleysanay in aan dib usoo gelino, si ummadu ugu waano qaadato, una xasuusato Mucjisooyinka iyo awoodaha alle, si qalbiga bulshadu u jilco.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog