Daawo Sawirada Gabar Kalkaaliye caafimaad ah oo mar kasta daaweeysa Xiddigaha ugu caansan kooxda Chelsea !!

Tuesday, August 12, 20140 comments

Maslaxa ciyaraha Kubada cagta waxaa caan ka noqotay gabar lagu sheegay Kalkaaliye caafimaad taas oo garoonka ku soo dhex orada mar alaale iyo marka uu dhaawacmo xiddig ka tirsan kooxda The Blues Fc Chelsea waxaana gabadhaan Dhaqtarada ah lagu magacaabaa (Eva Carneiro) .

Gabadhaan oo dhoor jeer lagu arkay garoomada dhexdooda waxaa ugu dambeeysay oo ay garoonka dhaawac ahaan uga saartay weeraryahan Didier Drogba oo ku dhaawacmay kulankii dhex maray kooxaha Ferencvaros Vs Fc Chelsea (1-2) . Ciyaartaan kooxda Fc Chelsea waxaa labada gool u kala saxiixay Ramires iyo Cesc Fabregas balse weeraryahan Didier Drogba ayaa (daqiiqadii 28-aad) waxaa garoonka laga saaray isaga oo xanuunsanaya ama dhutinaya .












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog