Daawo Sawirada Gudoomiyaha Ururka Shayaadiinta caabuda oo laga mamnuucay Bandhig uu Sameyn lahaa

Monday, August 18, 20140 comments

Booliska Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa dalkooda dib uga celiyey nin la sheegay inuu madax u yahay Koox caabuda Sheydaanka, kaasoo lagu magacaabo Klaus Ulf, heystana dhalashada dalka Jarmalka.

Ninkaan ayaa lagu celiyey dalka Turkiha oo uu ka yimid.

Ninkaan ayaa ku dooday inuu dalka Imaaraadka u tegay si uu munaasabado ula qaato sida warka loo dhigay koox isaga taabacsan oo ku sugan dalkaas.

Kooxdan Shayaadiinta caabuda ayaa la isku khilaafay xilliga ay soo bilwodeen, waxaase la sheegay iney soo bilowdee qarnigii 1-aad ee Miilaadiga.















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog