Daawo Taageerayaasha Recep Tayyip Erdogan oo wali ku jira Farxad iyo Dabaaldeg balaaran

Tuesday, August 12, 20140 comments

Ka dib Raisul Wasaarihii dalka Turkiga Mr.Recep Tayyip Erdogan uu noqday madaxweeynaha Cusub ee dalka Turkiga ayaa dalkaasi waxaa ka bilowday dabaaldegyo iyo damaashaad ay dhiganayaan Taageerayaashiisa gaar ahaan kuwa xisbiga Islaamiga ah ee (AKP).

Mr.Recep Tayyip Erdogan oo 60 sano jir ah ayaa codad aad u badan (52%) wuxuu ka kor maray ragii hogaaminayay xisbiyada kala ah (CHP) iyo (MHP) Mr.Ekmeleddin Ihsanoglu (36,2%) iyo Mr.Selahattin Demirtas (9,9%) . 

Madaxweeyne Recep Tayyip Erdogan oo gudaha dalka Turkiga aad looga jecel yahay wuxuu mudo 12 sanadood ah oo uu ku dhex jiray siyaasada dalka Turkiga kor u soo qaaday dhanka dhaqaalaha dalka Turkiga iyo dhanka sharciyada Diiniga ah .












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog