Maanta oo ay taariikhu tahay 30-08-2014 waxaa imtixaanka qaabilaada Jaamacada Soomaaliaya (UNISO) laga qaadey ardey gaareysa 2,453 arday.
Madaxa diiwaanka jaamacadda UNISO, Eng . Mohamed Yusuf Muse ayaa waxa uu ka hadlay Imtixaanka ardadu u fariisteen iyo inta kulyad ee ay doorteen.
Eng. Maxamed ayaa waxa uu sheegay in ardeydu ay imtixaan u galeen kuliyadaha soo socda:-
Kuliyada caafimaadka qeybaheeda kala duwan sida
Medicne and surgry
Nursing science
Public health
Labrotory science
Nutrition science
Kuliyada ganacsiga iyo maamulka
Business administration
Public administration
Accounting and Finance
Business and information technology
Economic and management
Economic and statistics
Kuliyada waxbarashada iyo culuumta bulshada
Social science
Political science
International relation
Biochemistry
Math-physics
Kuliyada cabiraada iyo farsamada casriga ah
Computer science
Computer science in software engineering
Civil engineering
Electrical engineering
Kuliyada shareecada iyo qaanuunka
Alkitab wal sunah
Usul fiqhi
Jaamacada Soomaaliya oo kamid ah jaamacada dalka kuwooda ugu caansan dhidhibadana loo taagay xillli laga joogo 10 sano ayaa waxaa ka qalin jebiyay dhawaan 574 arday.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com







