Fasax labo bilood ah ka dib waxaa Wax-barashadoodii dib u bilaabay ku dhawaad nus Milyan Caruur reer Falastiin ah kuwaas oo iminka isku diyaarinaya Waxbarasho maadaama dib loo furay Iskuulaadka ku yaala inta badan dhulka Falastiiniyiinta.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Caruurtaan ayaa markii ay dib ugu soo laabteen goobihii ay wax ku baran jireen waxeey la kulmeen Iskuulaadkoodii oo gataalo lagu bur buriyay ka dib dagaalkii dhex maray ururka Xamaas iyo ciidamada Yahuuda. Qaar ka mid ah Caruurtaan ayaa soo qaatay Sawirada Caruurtii lagu laayay dagaalkii labada dhinac dhex maray . Sidoo kale Caruurta u dhalatay dalka Siiriya ayaa waxaa lagu sheegay kuwa ugu nasiibka xun Caalamka maadaama ay mar kasta wax bartaan xili uu dagaal halis ah ka holcayo gudaha dalkaas.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com