Daawo Madaxweeyne Obama oo ka farxiyay wadamo ku yaal Qaarada Africa , Muxuu sameeyay

Thursday, September 18, 20140 comments

Madaxweeynaha dalka Mareeykanka Mr. Barack Obama oo inta badan aanan looga baran dagaal qaadis sida Madaxweeynihii ka horeeyay ee Bush ayaa iminka waxa uu Obama ka farxiyay dhoor wadan oo ku yaala Qaarada Africa .

Madaxweeyne Barack Hussein Obama ayaa amray kuna dhawaaqay in uu 3.000 oo Askar Mareeykan ah gaar ahaan kuwa ku taqsuusay dhanka caafimaadka uu u diri doono Qaarada Africa gaar ahaan goobaha looga qaxay cudurka dilaaga ah ee Ebola .

Ciidamadaan Dhaqaatiirta ah ayaa waxeey goobahaas ka furan doonaan ilaa 17 Isbitaal oo lagula dagaalami doono cudurka dilaaga ah ee Ebola waxaana ka mid ah wadamada loo dirayo Dhaqaatiirta Mareeykanka ah sida Liberia, Guineo iyo Sierra Leone. 












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog