Daawo Sawirada Haweeney PHD ka diyaarineysay Jaamacad oo isaga hartay si ay u guursato nin labo xaasle ah

Wednesday, September 17, 20140 comments

Jaamacada Cambridge, ee dalka England ayaa waxaa isaga tagtay haweeney lagu magacaabo Nabilah Phillips oo ka diyaarineysay wax-barashada sare ee PhD si ay u guursato nin Muslim ah oo ganacsade ah kana shaqeeya howlaha samafalka kaa oo laba xaasla ahaa laguna magacaabo Hasan Phillips

Nabilah Phillips ayaa ka diyaarineysay shahaadada PhD jaamacada iyada oo ku takhasusi laheyd engineering hasa yeeshee waxa ay ka dooratay in ay la noolaato Hasan Phillips
Hasan Phillips ayaa horay waxa uu u qabay xaasaska kala ah Sakinah iyo Anub.

20,000 oo ah rag xaasas badan ayaa waxa ay ku noolyihiin Britain inkasta oo xaasaska badan dalkaasi laga ogoleyn.

















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog